Qoorqoor oo soo saaray liiska Musharaxiinta ka harsan Aqalka sare iyo Cabdi qeybdiid oo..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa shaaciyey musharaxiinta labadii kursi ee ka harsanaa xubnaha Galmudug ku metelaya aqalka sare ee Baarlamanka Somalia. Mid ka mid ah kuraastan oo ahaa mid ay ku loolamayeen Cabdi Qeybdiid oo hadda ku fadhiya kursigaas iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sida muuqata waxaa ka tanaasulay Kursigaas Xaaf, … Continue reading Qoorqoor oo soo saaray liiska Musharaxiinta ka harsan Aqalka sare iyo Cabdi qeybdiid oo..